Monthly archives: september, 2017

Gabadh kalkaaliso ah oo Booliska dalka Maraykanku garbaduub u xidhay waa maxay sababtu?

Dhacdadan oo ka dhacday jaamacadda dhakhtarka University of Utah Hospital, ee dalka Maraykanka, magaalada Salt Lake City, ee gobolka Utah. Kal-kaalisadan oo magaceeda la yidhaahdo, Alex Wubbels, ayaa diiday in ay dhiig ka qaado, qof galay shil gaadhi oo kaddibna miyir-beelay. Haweenaydan oo iyadu ku andacoonaysa, in sharciga dhakhtarku dhigayo, in qofku yahay qof la …