Monthly archives: augusti, 2017

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Masar oo beenisay warar sheegaya, in dhakhtarada dalka Masar lagala baxo xubnaha jidhka dadka buukaanka ah kaddibna si sharci daro ah loo iibiyo. War ammuurtas ku saabsan halkan hoose ka akhri

Wasaaradda caafimaadka ee dalka Masar oo beenisay warar sheegaya, in dhakhtarada dalka Masar lagala baxo xubnaha jidhka dadka buukaanka ah kaddibna si sharci daro ah loo iibiyo. War ammuurtas ku saabsan halkan hoose ka akhri Egyptian health ministry denies reports of widespread organ trafficking in Egypt Ahram Online , Sunday 20 Aug 2017 A file …

Zambia oo bukaanada lagu amray baaritaanka HIV

  http://www.bbc.com/somali/war-40970592?ocid=socialflow_facebook Zambia oo bukaanada lagu amray baaritaanka HIV 18 Agoosto 2017 Image caption In kabadan 14% dadka Zambia ayaa qaba HIV Wasiirka caafimaadka ee dalka Zambia ayaa ku hanjabay inuu xiri doono xarumaha caafimaad ee gaarka loo leeyahay ee dalkaasi ku yaal haddii aanay bukaanada oo dhan ka qaadin baaritaan qasab ah ee HIV-ga. …

Maxaa Keena In Madaxweynayaasha Qaarada Afrika Ay Safaro Caafimaad U Tagaan Wadamada Dibada Ee Ka Baxsan Qaarada

Maxaa Keena In Madaxweynayaasha Qaarada Afrika Ay Safaro Caafimaad U Tagaan Wadamada Dibada Ee Ka Baxsan Qaarada Sunday, August 13, 2017 14:10:51 Maxaa Keena In Madaxweynayaasha Qaarada Afrika Ay Safaro Caafimaad U Tagaan Wadamada Dibada Ee Ka Baxsan Qaarada Madaxwaynayaasha Nigeria, Angola, Zimbabwe, Benin iyo Algeria ayaan dhammaantood kalsooni ku qabin adeegyada caafimaad ee wadamooda. …

Ha dhayalsanin farriintan mihiimka ah

Farriin mihiim ah!    By: Siciid Ismaaciil Maxamed (Ina Ismaaciil Somali Airlines) Haddii aad deggen tahay ama aad ku nooshahay dalka Sweden, oo aad sharci leedahay. Waxa ay Hay´adda arrimaha caafimaadka u qaabilsan dalka Sweden. The National Board of Health and Welfare (Socialstyrelsen) The National Board of Health and Welfare (Socialstyrelsen) is a government agency …