Monthly archives: januari, 2017

Tukaano sun iibinaya 

Tukaano sun iibinaya Tan iyo markii burburku dhacay waxa baa’bay oo faraha ka baxay nidaamkii yaraa ee jiray taas oo keentay in kantaroolkii wax walba lumaan oo la waayo cid iska xilsaarta waxyaabahaas dhibtu soo gaadheen. Waxyaabaha dhibtu soo gaadhay waxa ka mid ah adeegii caafimaadka waxa la waayey shaqaalihii aqoonta caafimaad lahaa sida dhakhaatiirta, …