Monthly archives: december, 2016

Dhiigga

Dhiiggu waa dareere jidhka u ah gaadiid u kala goosha waxaana lagu sameeyaa dhuuxa lafaha waaweyn ee jidhka. Qofka miisaankiisu yahay 70 kg waxa jidhkiisa ku jira 5-6 litir oo dhiig ah