Monthly archives: november, 2016

Xaaladaha Dhakhtarada Dimirka ee Somaliland sawir

Maalintii sabtida ee ay bishu ahayd 12 November waxa aan ka qaybgalay kulan lacag loogu ururinayay dadka la itaalka daran xanuunada maanka ee dalkii hooyo ku nool. Waxa kulanka loo qabtay urur samafal oo hawshan ku mashquulsan oo fadhigiisu yahay magaalada Cardiff ee boqortooyada Biritin.

KANSARKA

KANSARKA Unugyada jidhku waxa mar walba ku dhaca isbadel kuwaas oo ah in unugyadii hore lagu badalo kuwo cusub, waxaanay ku dhacdaa habka loo yaqaano qeybsanka unugga. Waxaana jira hab lagu kontroolo marka uu bilaabmayo ama dhamaanayo qeybsanka unugu si aanay u dhicin wax khalada ama aanay unugu iskaga samynin unugyo cusub oo dheeraad ah …