Monthly archives: oktober, 2016

Dhibaatooyinka qaadka qaad

Dhibaatooyinka qaadka Qaadku waxa uu yahay shay dadka geeska Afrika ay aad u isticmaalaan gaar ahaan dadka soomalidu waxaanu leeyahay taariikh dheer sida la sheegay waxa uu ka soo bilaabmay dalka Itoobiya oo uu markii danbe uga sii gudbay Dalal badan oo ay ka mid yihiin Yamen, Soomaaliya, Kiiniya, Taansaaniya iyo meelo kale.